9 qodob Cilmi nafsi sida qofka loo aqriyo isago oo dhan

0
Wednesday May 04, 2022 - 15:06:22 in Articles by Xaaji Faysal
  • Visits: 1854
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    9 qodob Cilmi nafsi sida qofka loo aqriyo isago oo dhan

    Waxa qoray Abdirahman Ahmad ku raxysta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa qoray Abdirahman Ahmad ku raxysta


1 : Eye contact oo ah inaad qofka isha ku hayso wana qodobka ugu muhiimsan cilmi nafsiga hadi qofkaas uu indhhisa ka leexin wayo qofkas jacayl aya haya hadi uuse hoos firiyo qofkaas waxbu ka qarinya

2: Eyebrows ( suuniyaha)


Hadii aad doonayso inaad ogaato qofka sida uu isguu kalsoon yahay firi suuniyihisa hadi qofka uu kor uu qado suuniyihisa taas macnaheedu wa inu qofkas mawduuca aad ka wada hadlaysan ayaa ku adkaday ama wuu la yaabay

3 : dhoolacadaynta ( smile)

Hadii aad uu bahan tahay inaad ogaato qofka in qosolku dhab ka yahy firi marku qoslayo indhahisa hadi ay indha isku soo uruuran dhab ayu ka yahy hadi kale wa ben boode
4 : Eegista hareera ama ( side glance)

Qofka hadu harera eego hadalka ka jooji mawduuca aad uu wado wax dan ah kama laha

5 : madax ruxista ( nodding)

Hadi qofka uu madax ruxo markad wada hadlaysan ogow qofkas wuu kugu waafaqsan yahay mawduuca aad ku jirtan hadise ka badbadis yahy waa sheeko kale

6 : Garka iyo daamanka oo la qabsado

( Chin and jaw ) qofka garka qabsada ama daamanka wa qof go'aan kama danbays ah gaadhaya si qoto dheerna uu fakaryaa walacana wa muujisa ama warwarka

7: gacmaha oo lays dhex gashto (hands clasped) marku qofku gacmaha is dhex gashto waa qof aad uu fikirkiyaa wanaag iyo samaanba waa noqo karta waxu ku fikaryo

8: gacan qaadka ( handshake)

Hadi qofku isgo dabacsan ku gacan qaado taas micnaheedu waa inu qofkaas ku ixtiraamyo kuna faraxsanahay yahay la kulan kaga balse hadi uu xoog ku gacan qaado taas macnaheedu waa inu ku xoog sheeganyo fariin ayay noqon karta

9: uu jaleecida ( leaning)

Hadi qofku mar kasta kuso jaleeco taas macnaheedu waa inu xiisenayo wax kasta oo aad uu shegayso

Waxa qoray Abdirahman Ahmad  ku raxysta
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...