Dalkiisaruux Ka Xaasiday, Xigmadu Laha Iyo Xoog Intuu Fayooba, Xaqintuu Ku Leeyahay.

0
Tuesday May 03, 2022 - 10:24:18 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1481
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalkiisaruux Ka Xaasiday, Xigmadu Laha Iyo Xoog Intuu Fayooba, Xaqintuu Ku Leeyahay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM,[A.S.C.W.R.W.B]


TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 



XUSUULKU U DHAACAY,DHIDARKII XABAAL QODAY,


XIGTO MALEH XABAALU,XAAFADYAY INAGA NOQON


HADALADA XAJIINTA LEH,XIGAAL LOOMA QUUDHEE,


XULUFAYSI SHAYDAAN,QABIILKUYUU INALA XULIN,


XAMARKII INAGA TEGAY,XAQBA CIIDAN KUMA LAHA,


XABAAL QARAN WARKEED DAA,XEERBATA KA YAALE.


XIGMADUU LAHAA IYO,XOOGGUU INAGA XAASIDAY,


KOL HADDUU XABAAL GALAY,XAWLKI JANADA TAGE,


XARAKAAD UMA BAAHNO,XAGGII LOO BADNA QABAY,


XEEREENA DHIGAAYO,XABAAL QARAN INAGUMA LEH,


                 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...