Guruuje Oo Ujawaabay Barkhad " Barkhadaw Hadilin Gabayga Waad"

0
Sunday May 01, 2022 - 10:25:43 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2018
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guruuje Oo Ujawaabay Barkhad " Barkhadaw Hadilin Gabayga Waad"

    "Ama uu dabayl noqonayiyo hirarka duufaanka "

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Ama uu dabayl noqonayiyo hirarka duufaanka "

" Barkhadoow ha dilin gabayga waad dal'sanaysaaye " .



Haddii gabay daruur noqonayiyo waqal diraac hoorey ,


Ama uu dix wayn noqonayiyo webi dulaamaaya


Ama uu dabayl noqonayiyo hirarka duufaanka


Ama uu dayaan noqonayiyo sidda dabaabaadka


Dunjigiisba gabay habar jeclaa daayinkeen baraye


Salaan baa murtidda doobyi jirey sida darwiishkiiye


Gumuutaan la daandaansan jirin deelka maansada e


Laanjeerna goortuu damcuu dawlshad ku ahaaye


Hadii wiil muritida dawdabaa darajo gaadhaayo


Hadraawibaa fahmada deeqsi iyo dawlad ku ahaaye


Warkaad galabta soo daysayeed dunida gaadhsiisey


Tix ku doodi maayee tiraab daadsan laggu sheegye


Barkhadoow ha dilin gabayga waad dal'sanaysaaye
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...