Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Pranka Dhalinyaradu Samayso

0
Saturday April 30, 2022 - 10:09:48 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2048
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Pranka Dhalinyaradu Samayso

    " Waan ruwaayadeynayey iyo waan ciyaarayey ha kaa saarto".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

" Waan ruwaayadeynayey iyo waan ciyaarayey ha kaa saarto".

Hargaysa (HWN) Sheekh. Maxamed Sh. Cumar Dirir ayaa ka hadlay waxa hadda kasocda Baraha Bulshada ee intabadan dhalinyaradu samayso ee layidhaa PRANK.



Sheekha ayaana  sheegay in uu yahay xaaraan " Waxa hadda ka socda baraha bulshada ee dhallinyaraddu sameyso  laguna magacaabo "????????????????????" waa xaaran laba arrimood aawadood:


1. Waa argagax galin ????????????????????????????????????????????waa nahiyey in qofka Muslimka ah laga nixiyo ama la argagax galiyo, Haddii uu qofka aad argagax galineyso ku dhinto arrintaas magtiisa adiga ayaa lagugu leeyahay! bal ka waran 100 halaad oo ciyaar kugu soo raacay? Waan ruwaayadeynayey iyo waan ciyaarayey ha kaa saarto.


2. Waa Been, Beenta in lagu ciyaaro ????????????????????????halaag ayuu u yaboohay mana bannaana in qofka Muslimka ahi dadka been kaga qosliyo haddii aanu joojinna waa ka qoomameyn doona kaga qoslinta dadka beenta iyo borobogaandada." Sheekh. Maxamed Sh. Cumar Dirir.

Loading...
Loading...