Muuse Biixi Oo Kulan Laqaatay Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay

0
Thursday April 28, 2022 - 15:23:45 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1547
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Oo Kulan Laqaatay Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Khilaaf Soo Kala Dhexgalay

    "Madaxwaynaha ayaa isla qaatay in arrinkii khilaafka dhaliyey loo maro sharciga dalka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Madaxwaynaha ayaa isla qaatay in arrinkii khilaafka dhaliyey loo maro sharciga dalka"

Hargaysa (HWN) Madaxwaynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay guddida doorashooyinka Qaranka JSL. Guddida iyo Madaxwaynaha ayaa isla qaatay in arrinkii khilaafka dhaliyey loo maro sharciga dalka.



Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore.


No photo description available.

Loading...
Loading...