Nuxurka Kulamo Madaxweyne Farmaajo Ku Yeeshay Wadanka Sucuudiga Iyo Masuuliyiinta Uu La Kulmay

0
Friday May 31, 2019 - 16:12:56 in News by
  • Visits: 3557
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nuxurka Kulamo Madaxweyne Farmaajo Ku Yeeshay Wadanka Sucuudiga Iyo Masuuliyiinta Uu La Kulmay

    Nuxurka Kulamo Madaxweyne Farmaajo Ku Yeeshay Wadanka Sucuudiga Iyo Masuuliyiinta Uu La Kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nuxurka Kulamo Madaxweyne Farmaajo Ku Yeeshay Wadanka Sucuudiga Iyo Masuuliyiinta Uu La Kulmay


Riyad(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa kulamo muhiim ah ku yeeshay wadanka Sucuudiga oo uu ku sugan yahay.




Madaxweynaha ayaa ugu horrayn ka qeybgalay shirkii degdeg ah ee ay yeesheen dalalka Jaamacadda Carabta oo ay ka qeybgaleen 22 waddan ee bahwadaagta ku ah ururka,iyadoo inta uu shirka socday looga hadlay arrimhii u dambeeyay ee taabanayay dalalka jaamacadda Carabta.


Shirka deg dega ah waxaa horey ugu baaqay boqorka dalka Sacuudiga oo martigeliyay.




Sidoo kale, madaxweyne Farmaajo ayaa kullan dooceedyo la yeeshay qaar ka mid ah madaxdii shirka ka qeybgashay oo ay ugu horreeyaan madaxa Golaha Milatariga Kumeel Gaarka ah ee Suudaan Sarreeye Guud Cabdulfataax al-Burhan iyo Ra’iisul Wasaaraha Qatar Sheekh Cabdullaahi Bin Naasir Bin Khaliifa Al Thani.



Kullamadan ayaa looga hadlay xoojinta iyo dardar galinta xiriirka ka dhexeeyaan Soomaaliya iyo Suudaan , Soomaaliya iyo Qatar, iyadoo madaxweyne Farmaajo inta uu ku suganyahay Sacuudiga uu kullamo kale la qaadanayo hoggaamiyeyaasha halka uga qeybgalaya shirarka ka dhacaya.

Loading...
Loading...