Axmed Karaash oo si dadban weerar Afka ah ugu qaaday Madaxweyne Saciid Deni

0
Thursday April 28, 2022 - 13:29:17 in News by
  • Visits: 1227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Karaash oo si dadban weerar Afka ah ugu qaaday Madaxweyne Saciid Deni

    Hadalkaan kasoo yeeray Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka ayaa kusoo beegmaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadalkaan kasoo yeeray Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka ayaa kusoo beegmaya

Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka maamulka Axmed Cilmi Cismaan Karaasha ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Qardho, isaga oo ka ambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.

Soo dhaweyn kadib Madaxweyne kuxigeenka oo faah faahiyay safarkiisa ayaa waxaa uu ku sheegay in uu ujeedkiisa uu yahay mid uu ugu kuurgalayo Amniga, Abaaraha iyo xaaladaha kale ee kajira Magaalada.



Axmed Cilmi Cismaan Karaasha Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka si dadbadan weerar afka ah ugu qaaday Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ololo doorasho u joogo Muqdisho, isaga oo maah maahyo usoo qaatay.

Hadalkaan kasoo yeeray Kusimaha Madaxweynaha Puntland ahna Maaxweyne kuxigeenka ayaa kusoo beegmaya aan weli wax xal ah laga gaarain khilaafka u dhaxeeya labada mas’uul kaas oo salka ku haaya awooda dhinaca maamulka ah.

 

Loading...
Loading...