Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Magacaabis kale sameeyay

0
Monday April 25, 2022 - 16:18:49 in News by
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo Magacaabis kale sameeyay

    Wareegtada kasoo baxday Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu yiri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegtada kasoo baxday Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu yiri.

Madaxwayna ku xigeen Puntland ee dhawaan sheegay inuu la wareegay xilka madaxwaynenimo ee Puntland ayaa Xeer Kusime Madaxweyne Lr 96, April, 25, 2022 ku Magacaabay Guddoomiyaha degmada laasqoray.

Wareegtada kasoo baxday Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu yiri.




Markuu arkay: Dastuurka Puntland.

Markuu arkay: Baahida Shaqo ee jirta.

Markuu tixgeliyey:- Kartida iyo Aqoontiisa.


Wuxuu u magacaabey Cabdikariin Yuusuf Jaamac Guddoomiyaha degmada Laasqoray.


Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa marka uu saxiixo Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka, wuuna saxiixay.


Loading...
Loading...