Dhagaysiga Dacwada Saxafi Coldoon Oo Maanta Dib Loo Billaabay

0
Monday April 25, 2022 - 16:11:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhagaysiga Dacwada Saxafi Coldoon Oo Maanta Dib Loo Billaabay

    "Coldoon ayaana imika Hargaysa ku xidhnaa in kabadan 8bilood"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Coldoon ayaana imika Hargaysa ku xidhnaa in kabadan 8bilood"

Hargaysa (HWN) Maxkamadda Rafcaanka gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta bilowday dhegaysiga dacwadda Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon, kaas oo hore maxkamadda gobolka Maroodi-jeex wax dambi ah ugu wayday balse xeer ilaalintu rafcaan ka qaadatay.



Coldoon ayaana imika Hargaysa ku xidhnaa in kabadan 8bilood, waxaana la sheegay in uu ku xidhanyahay jeelka wayn ee magaalada Hargaysa.

Loading...
Loading...