Madaxweyne Biixi Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Faransiiska Oo Mar Labaad La Doortay

0
Monday April 25, 2022 - 07:41:16 in News by A. Asbaro
  • Visits: 899
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Biixi Oo Hambalyo U Diray Madaxweynaha Faransiiska Oo Mar Labaad La Doortay

    Madaxweyne Biixi Oo Hambalyeeyay Emmanuel Macron oo mar Labaad la doortay Madaxweynaha Faransiiska

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Biixi Oo Hambalyeeyay Emmanuel Macron oo mar Labaad la doortay Madaxweynaha Faransiiska


Hargeisa(HWN):-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Hambalyeeyay Dhiggiisa dalka Faransiiska oo mar Labaad la doortay Madaxweynaha dalkaas.
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Lagu Canaantay Sida Uu Uga Hadlay Dagaal Beeleed Dhiig Badan Ku Daatay Oo Ka Qarxay Gobolka SOOL | Somaliland Post


Emmanuel Macron ayaa 58.8% kaga badiyey Marine Le Pen oo heshay 41.2% Codadkii doorashada laga dhiibtay.

Marine Le Pen oo hoggaamisa Xisbiga Midigta Fog, ayaa ololaha doorashada ku gashay inay faransiiska ka mabnuuci doonto Xidhashada Xijaabka iyo Niqaamka ama Indho-shareerka, laakiin dabada ayay dhulka ku dhufatay.


Loading...
Loading...