Kenya oo qunsul cusub u magacawday Somaliland

0
Sunday April 24, 2022 - 11:06:27 in News by
  • Visits: 1234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya oo qunsul cusub u magacawday Somaliland

    Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dowladda Kenya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dowladda Kenya


Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Benson Mwaliko u magacaabay qunsulka cusub ee dowladda Kenya u joogi doona magaalada Hargeysa, ee caasimada Jamhuuriyadda Somaliland.

Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dowladda Kenya, ayaa sannadkii hore afar sarkaal oo uu ku jiro Benson Mwaliko u soo dirtay magaalada Hargeysa, isagoona ku magacawnaa madaxda xafiiska ilaaliya cilaaqaadka labada dhinaca.

Diblumaasiyiintu waxa ay sheegayaan in qiyaas ahaan 10,000 oo Kenyan ah ay ku noolyihiin, kana shaqeynstaan Somaliland.


Loading...
Loading...