Maxkamadaynta Wariyeyaashii Hargeysa Ku Xidhnaa Oo Maanta Loo Ballansanaa Oo Baaqatay

0
Saturday April 23, 2022 - 17:25:10 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadaynta Wariyeyaashii Hargeysa Ku Xidhnaa Oo Maanta Loo Ballansanaa Oo Baaqatay

    "Wararka qaar ayaa sheegaya in 27 bishan la horkeeni doono Maxkamadda"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wararka qaar ayaa sheegaya in 27 bishan la horkeeni doono Maxkamadda"

Hargaysa (HWN) Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex oo fillayay in maanta la horkeeno saddexda Saxafi ee ku xidhan Hargaysa ayaan la horkeenin.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in 27 bishan la horkeeni doono Maxkamadda Saxafiyiintan xidhan.

 

Saddexdan Saxafi oo kala ah Mohamed Ilig, Cabdijibaar Maxamed iyo Cabdiraxmaan Khaliif, ayaa la xidhay 13 bishan, waxaana haatan ay ku xidhan yihiin Jeelka wayn ee Hargaysa oo ahayd halkii markii hore laga xidhay iyaga oo tabinaya is-rasaasayn ka dhacday jeelka gudihiisa.


Loading...
Loading...