"Haddii Aan Isbedel Iman Somaliland Waxay Noqonayasaa Xero-dhiigta Xorriyada" Xisbiga Waddani

0
Friday April 22, 2022 - 21:41:47 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1030
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Haddii Aan Isbedel Iman Somaliland Waxay Noqonayasaa Xero-dhiigta Xorriyada" Xisbiga Waddani

    "Sirdoonku ugaadhsi ba'an ayuu ku jiraa"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Sirdoonku ugaadhsi ba'an ayuu ku jiraa"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha arimaha Bulshada ee xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Sadiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqon doonto xerr-dhiigta xoriyada.



Xogahayaha ayaa sidasi ku sheegay qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan:-


"Xadhiga macan darrada ahi wuxuu goostay xadhkaha, dadka maxakamad la’aan muddo dheer saldhiyada ugu jiraa waa tiro beel, waran la’aan dadka lagu qabtaa way sii kordhayaan, Sirdoonku ugaadhsi ba’an ayuu ku jiraa, jid halisa ayaynu cagta saaray oo xorriyadda iyo xuquuqda muwaadinka lagu tumanaayo, haddi aan isbedel iman Somaliland waxay noqonayasaa xero-dhiigta Xorriyada. Garsoorku kaalintiisa Dastuuriga ah ha qaato oo ha ilaaliyo Caddaalada, xuquuqda Muwaadinkee Xukuumaddu ku tumanayso Maxakamaduhu ha ku ilaaliyan sharciga”

Loading...
Loading...