Madaxweynihii Hore Ee Kenya Mwai Kibaki Oo Geeriyooday

0
Friday April 22, 2022 - 20:10:52 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynihii Hore Ee Kenya Mwai Kibaki Oo Geeriyooday

    "Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya"

Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta.

 

Wuxuu ahaa 90 jir. Wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya, wuxuuna xilka hayay snadihii 2002- 2012-kii.

 

Kenyatta ayaa sheegay inuu dalka geli doono xaalad baroor diiq qaran ah inta laga aasayo madaxweynaha hore. Calanka dalkaasi ayaa hoos loo dhigay.

 

BBC


Loading...
Loading...