Hogaamiye Giire Gacanata Kowaad ee Madaxweynaha

0
Thursday April 21, 2022 - 10:16:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 947
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaamiye Giire Gacanata Kowaad ee Madaxweynaha

    W/Q: Cabdiraxmaan jibaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Cabdiraxmaan jibaar

mudooyinkii la soo dhaafay tan iyo markii doorashadda deegaanka iyo wakiiladda ee somaliland qabsoomtay waxaa soo ifbaxay in siyaasiyiintii ka soo baxay xisbiyadda mucaaridku ay saamayn weyn ku yeesheen saaxada siyaasadda ee somaliland kuwaasi oo u hormood u yahay gudoomiye xigeenka kowaad ee Baarlamaanka somaliland md siciid Mire Giire.



Giire ayaa siyaasiyiinta beeshiisa barayahn dambe isku shaandhaymihii u dambeeyay ee lagu sameeyay xukuumadda dhexe waxaa ka so baxay in saameyn weyn uu ku lahaa giire sida u sheegay ilwareedo ka ag dhow mudanahan.


waxaa taas cadeyn weyn u ah in laba habeen ka hor madaxweynaha somaliland Md Biixi uu siciid Mire Giire iyo Saleebaan Maxamuud Aadan uu kulan albaabadu u xidhanyihiin la qaatay kaasi oo ugu soo bandhigay wareejinta gudoomiyha xisbiga Kulmiye, taasi wararka qaar sheegayaan in Giire aha isku xidhaha beeshiisa iyo madaxweynaha.


Siciid Giire waxaa uu ku tilmaamanyahay siyaasiga ugu tunka weyn ee shookanta dhinaciisa haysta taasi oo lagu hagu Somaliland.


ugu dambeyntii waxaan filaaya in Giire uu garab siin doono soo saarida gudomiyaha kulimiye oo ku dhisi doono Wasiir Gaafandhi oo ay hayb wadaag yihiin marka la barbar dhigo Maxamed Kaahin taasi laga yaab in ay xanaf kaga timaado salaankiisi guud ee matalaada beesha bariga Burco.

 

Cabdiraxmaan jibaar

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...