Xadhigaan Macno Lahayno, Xumaaniyo Nacayb Dhala, Xigmadeenii Dhalan Rogay.

0
Thursday April 21, 2022 - 10:11:40 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 533
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xadhigaan Macno Lahayno, Xumaaniyo Nacayb Dhala, Xigmadeenii Dhalan Rogay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B],


 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

XUKUMADEENAN XADHIGIYO,



XAALKEEDI CABUDHIN YAHAY,


XORNIMADII WAX YEESHAYO,


XURMAYNTII DADWEYNAHA,


XOORTAY WADA JIRKODIIYO,


XERERKA IYO DISTOORKIIBA,


DHAMAAN LAGA XAWAREYE,


XAGGEE BAAN KU SOCONAA,


XAYDASHADEEDII ORODKIYO,


XANBABUUR ISXAYDXAYDKA,


XOOLO LAGUMA KEENAANKA,


XAGAL DAACYO AQNOONSIGI,


XUSULDUUBKII BEEN NOQOY,


XIIQUNBA LA KORODHSADAY,

 

XANTEENUNA FOGAATAYOO,


XAMAR INAGU MAADSADE,


 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...