15 Saxafi Oo Noqday Asxaabul Kaafkii Somaliland

0
Thursday April 21, 2022 - 10:05:20 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 654
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    15 Saxafi Oo Noqday Asxaabul Kaafkii Somaliland

    M BASHE (writer OSLO).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

M BASHE (writer OSLO).

Xadhiga dulmiga AHI wuu ka dhib badan yey Xadhiga aan dulmiga aan ahayn ee xaqa ah. Hubaal Xadhiga Madaxweyne Muse BIIXI kula kacay dhilinyaradan Creamkii, mutacalimiintii, saxaafaddii, In dheer garadkii jaamiciyiintii wadanka. XAQ DARUU AHAA IYO DULMI IYO KIBIR MADAXWEYNE CIDKALE OO DEMBIGAA KA DAMBEYSAY MAY JIRIN, AMARKU ISAGUU KASOO BAXAY. Markay saxafiyiintu soo baxeen inta soo baxday sida geesinimada leh ee cilmiyeysan ay uga hadleen kiiskooda waa arkayseen, aad Bay uga duwanaayeen dadka caadiga ah ee media ka hadla. Runtiina wey tumaatiyeen Maangaabnida ka dhex muuqata XUKUUMADDA SOMALILAND ficiladeeda Dawladeena Somaliland ee maanta JOOGTA.

 

Waxaan Maqaalkaygan ugu bixiyey ASXAABUL-KAAFKII SOMALILAND, SAXAFIYIINTAN DHALINYARADA AH EE MIDMID KADHACA AAN LAHAYN WAA WAQTIGA AY DULMIGA KU XIDHNAAYEEN OO AAD IYO AAD U Dheeraa, KASOO murugadu ay xaasaskoodii yaryaraa iyo caruurtoodii YAR yaraa ay jiif iyo jooga diideen iyo ummadda reer Somaliland oo dhan gudo iyo debed arintaa MADAXWEYNAHA KASOO baxday ay argagixiso ku ahayd iyadoo murugadii SUUQA WAHEEN LAGU DHEXJIRO WELI. 7DAA cisho ilbidhisi KASTAA waxay la mid ahay sannad 605,000 oosano ayey tododOBAdaa cisho ku ahaayeen Suxufiyiinta iyo caailadahooda iyo LNTA LA damqanaysay markaa WAA ASXAABUL KAAFKII SOMALILAND.

 

Waxaan u soo jeedinayaa 15 kaa dhalinyarada ah ee Suxufiyiinta ah Arintani waa arin TAARIIKHI AH inay inagu soo noqoto oo Madaxweyne dambe ku kaco waxaa soo KALE MA RABNO, si aanay u dhicin waxaa qortaan15 sheeko oo mid walba DAREENKIISII IYO SIDAY WAX UGU DHACEEN, SIDA LOO SOO QABTAY, SIDA LOOSOO XIDHAYO ISDA UU UGU NOOLAA HOGGAA GAARKA AH EE LAGU XIDHAY. WAxaynu ku jirnnaa casrigii wax qorridda qof walawba sheekadaada (unique) ah oo 10 page ah qor, markaa 15 chapter Bay noqonayaa WAA HAL BUUG OO TAARIIKHIYA. WAA INUU BUUGGAASI 4 ASBUUC KU DAABACDAAN WUU NOQONAYNAA meelaynayaa DHACDO TAARIIKHIYA. Inaydaan qorin WAA la idinla BAAYAC tami Aniga talo ahaan cidna ha yeelina DAABACA BUUGGA A ASXAABUL-KAAFKII SOMALILAND.

 

M BASHE (writer OSLO).


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...