Khaladaadka Muuse Biixi Galay Intii Talada Dalka Hayey..

0
Thursday April 21, 2022 - 10:02:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 901
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khaladaadka Muuse Biixi Galay Intii Talada Dalka Hayey..

    W/Q: Rajab Ismail Salah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Rajab Ismail Salah

Aan soo kobo qoraalke dadyowga degaanada somaliland dega waxay u dareereen doorasho xor iyo xalaal ah ,oo qabsoontahay bishy markay ahayd, Hadaba Qroaalkan waxaanu jecelahay in aan kaga jawaabo wuaalo dhawr ah .



        Somaliland yaa iska leh ?

        Talada Dalku yeey ka godaa ?

        Madaxwaynaha dalka in burburiyo ayaa lo doortay mise in uu dalka dhiso ?

        Shacbiga maxaa la gudboon hadii ay arkaan madaxwaynaooda oo danbiyo waaween ka galaya dadkiisa ?

        Democaracy iyo xoriyatul qawlka maxay yihiin ..?

        Muuse biixi talada dalka intuu hayey sheeg wax uu sameeyey?

 

 

Somaliland waa dal xor ah oo dawlad ah oo ku dhawaaqay gooni goosad 1991 waa dal leh shuruuc iyo nidaam dawladeed isla markaan leh barlamaan six or ah lood oorto ,dawlado hoose oo si nidaam ah loo doorto , madaxwayne shacbigu soo doorto.

 

Wax walba waa asal u ah dastuurka iyo shuruucda dalaka xeerka dalaka .

 

Taladada dalaka waxa iska leh waxaa iska leh Nidaam dawladeed oo haykalkiisa wata .

Somaliland waxaa talada wayeelka iyo wax garadka ayeey intaas ku soo gaadhay.

 

Madaxwaynaa maxa loo doortay ?inuu dalka hogaamiyo taladiisu isaga ayeey ka ogadaa ,inuu dalka horumariyo dalka hagaajiyo dadka isku wado nidaamka iyo sharciga ilaaliyo , qabiil iyo qabyaalada ka baxo .

 

Shacbiga maxaa la gudboon hadii arkaan madaxwaynahooda oo danbiyo waaween ka galaya dadkiisa .

 

         In mudaaharaad ku smaeeyaan .

         In heeryada iska dulqaadaan .

         In kalsoonida kala noqdaan .

         In dib danbayso u dooran.

         In ay ka qoomameeyaan waxaas dhacay uu sameeyey.

 

Democracy iyo xoriyatul qawlku waxa weeyi in la ilaaliyo nidaamka iyo Bulshada dhaqankeeda .si xor ahna u dhaqmaan .

 

Muse biixi talada dalka intuu hayey wuxuu sameeyey khladaad ugu badnaa ee uu madaxwayne sameeyo nus qarni laga joogo .

 

         Nidaamkii iyo kala danbaytii bulsho oo lumiyey .

         Isku hayntii Bulshada oo lumiyey .

         Nidaamki iyo shuruucdii uubaalmaray .

         Qabyaalad baahsan ,dabargooynta Beelaha qaar .

         Beelha Garxajis ee ka soo jeedo oo u dabar ygooyey .meelkastoo ay ka qaaday .

         Beelaha habaryoonis oo dabar gooyn ku smayeey xilakiina ka wada aaday .

         Kicin dadwayne ,dadwanihii uukiciyey ka dhexbilaabay qabyaalad iyo qudhun .

         Nidaamkidawladeed oo dhianc uu ka raray.

         Diinta iyo qawaaniintii oo ka ho imiday .

         Xaddhig baahsan oo kulal kacay bulshada ratyidka ah .

         Diintii islaamka oo iska diiday

         Xadhiga suxfiyiinta iyo xoriyatul qawlka oo god kuwada riday .

         Qorshe baahsan kula kacayo beelaha qaar .

 

 

Maxaa la gudboon hadaba Somalialnd dadyoowga dagan

Suaashaas jawaabteed waxaan udhaafayaa inta leh Damiir damqanaysa ?

Wasalaamu calakum waraxmatulaahi wabarakaat /…

 

 

Mohamed ismail salah _____________________

Rajab Ismail Salah

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...