Xisbiga Waddani Oo Sheegay Ujeedada Xukuumadu Ka Leedahay Xadhig Wadareedka

0
Tuesday April 19, 2022 - 19:24:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani Oo Sheegay Ujeedada Xukuumadu Ka Leedahay Xadhig Wadareedka

    "Kuwa wali la haystaana sidaas oo kale ayay u yihiin rag aan shaqadooda laga leexin karin"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kuwa wali la haystaana sidaas oo kale ayay u yihiin rag aan shaqadooda laga leexin karin"

Hargaysa (HWN) Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen ayaa sheegay in xukuumada Muuse Biixi u adeegsanayso xadhiga tirade badan ee ay shacabka ku hayso inay cabsi geliso shacabka.



Xoghayaha ayaa sidaas ku sheegay qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan:-


"Ujeedada xadhiga laga leeyahay ee ah in dadka lagu baraq jabiyo in dadku runta iyo xaqiiqada ka waabtaan in dadku ku dhici waayo inay guraca iyo siyaasad xumada Muse laga hadlo ma shaqaynayso. Qofka wax garanaaya ee taariikhda inuun xasuusana wuu ogyahay inaanay shaqaynahayn. Waan amaanayaa saxafiyiinta la soo daayay maanta ee xukumada wakhtigeedii sii dhamaanaayo u cadeeyay inaan xadhig cadaalad daro ah aanu ka joojinahayn inay runta iyo xaqa ka hadlaan. Kuwa wali la haystaana sidaas oo kale ayay u yihiin rag aan shaqadooda laga leexin karin.

Loading...
Loading...