Mid Kamid Ah Mishiinada Mihiimka Ah Ee Cisbitaalka Borama Oo Fadhiistay

0
Tuesday April 19, 2022 - 17:13:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mid Kamid Ah Mishiinada Mihiimka Ah Ee Cisbitaalka Borama Oo Fadhiistay

    "Mishiinka muhiimka ah oo aan xil layska saarin waxa baahi u qaba bukaan badan"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Mishiinka muhiimka ah oo aan xil layska saarin waxa baahi u qaba bukaan badan"

Hargaysa  (HWN) Cisbatalka Guud ee Magaalada Boorama ayuu fadhiistay mishiinka sawirka ( Digital xray), waxaanay dadka uqaba baahidu ay adeega mishiinkani uqaban jiray udoontaan Cisbitaalada gaarka looleeyahay sida uu sheegay xoghayaha arimaha Bulshada ee Xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme.

 

"Cisbatalka Guud ee Magaalada Boorama 2 sano waxa aan shaqeyn Mashiinka sawirka (Digital xray) bukaaannadu waxay adeegaan u doontaaan xarumaha kale ee gaarka loo leeyahay oo qiime ahaanna aanay awoodi karin danyaratu. Cisbatalka Boorama wax ku yimi hoos udhac dhaqaaale 4 bilood ee dambeeyay taaso oo sababtay in lacagtii Gunnada ee shaqaaalaha lasiin jiray hoos udhac ku yimid.



Mishiinka muhiimka ah oo aan xil layska saarin waxa baahi u qaba bukaan badan, bukaannada xaalada degdega ah ku jiraa ugu baahi badan, kabka Cusbitaalka iyo lacagta bishii ka soo baxda Mishiinka COVID-19 oo gaadha $30,000 waa in laga dayac tiraa Mishiinka  (Digt xray) si looga maarmo Mishiinnada adeegoodu qaaliga yahay ee gancasiga ah.”

Loading...
Loading...