War Degdeg Ah: Saxafiyiintii Ku Xidhnaa Hargaysa Oo La Siidayay & Qaar lala Hadhay

0
Tuesday April 19, 2022 - 10:04:50 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1801
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Degdeg Ah: Saxafiyiintii Ku Xidhnaa Hargaysa Oo La Siidayay & Qaar lala Hadhay

    "Waxaana xabsiga weli ku hadhsan saxafiyiinta kala ah ."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaana xabsiga weli ku hadhsan saxafiyiinta kala ah ."

Hargaysa (HWN) Hadda ayay xoriyadooda dib u heleen dadaal badan kadib 12 kamida saxafiyiintii ku xidhnaa magaalada Hargaysa.



Maxkamadda gobolka Maroodi jeex ayaa saaka sii deysay saxafiyiintan .


Ururka Solja iyo xildhibaanada golaha wakiiladda ayaa hawshan gacan wayn ka gaystay.


Waxaana xabsiga weli ku hadhsan saxafiyiinta kala ah .


Maxamed Cabdi Ilig

Cabdijibaar maxamed Xuseen

Cabdiraxmaan Cali Khaliif .

Loading...
Loading...