Afadii Waaheen Daraato,Ololku Goortu Qabsaday, Aduunka Kubaahiyeen, Ilbidhiqd Tiiyoon Gaadhin Weli, Ayaa Gurmadkii Arkeen.

0
Sunday April 17, 2022 - 10:58:36 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 619
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Afadii Waaheen Daraato,Ololku Goortu Qabsaday, Aduunka Kubaahiyeen, Ilbidhiqd Tiiyoon Gaadhin Weli, Ayaa Gurmadkii Arkeen.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

ADUUNYADU WAA WARKIYO,


WAXAD ARAGTOD OGTAHAY,



ASKARTU ILEEN WAA ASKARE,


UMMADADAY U ADEEGAYEN,


AFKA IYO INDHAHAY XIDHEEN,


AYAAMAHAN MAANU MAQAL,


ALOOSKII WARBAAHINTEENA,


INTUU UGU ILIG UGU MUDNA,


AFADII WAAHEEN DARAAATO,


OLOLKU GOORTU QABSADAY,


ADUNKO DHAN U BAAHIYEEN,


AMAANTAAD U JEEDINAYSEN,


AFKIYO II DHIBAY AHAYDUUN,


UURKIINABA MAY KA IMANINE,


INAMADUN NOO SOO FASAXA.

 

 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...