Xero Ciidan Haddii Qaylo Ka Soo Yeedho Waalaga Waramayaa

0
Saturday April 16, 2022 - 14:09:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xero Ciidan Haddii Qaylo Ka Soo Yeedho Waalaga Waramayaa

    Waxa Qoray Prof . Mahamoud Abdi Sh Ahmed oo kamida barayaasha jaamacadaha dalka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Qoray Prof . Mahamoud Abdi Sh Ahmed oo kamida barayaasha jaamacadaha dalka .

Aniga oo ka mid ahaa Aasaasayaashii Ururka SOLJA, aqoon durugsana u leh saxaafada, waxa aan jeclaysatay in aan ifiyo in yar oo is dhex socota: Dad badan baa leh Xero ciidan baa laga soo waramay. Marka hore, iyada oon balaayo ka yeedhin oo nabada haddii wariyaashu doontaan JEELKA waa XERO CIIDAN. HADDIISE, Qaylo ka yeedhay JEELKA, oo la iskugu yimi, Xero ciidan waa ka baxay oo meel laga soo waramo ayuu noqday.



Tusaale, Xarunta taliska Maraykanka waagii ay ka dhacday balaayadii 11 ka sep, waa laga soo waramay, tan ugu danbaysay ee MARKABKII RUUSHKA, intii uu bad qabay, cidii ka soo warantaa ama soo sawirtaa danbi bay ahayd, haseyeeshee, maalintii wax lagu dhuftay, ee qayladu ka yeedhay waa la wariyey oo xeradii ciidan waa ka baxay. Aqoonta aan korodhsano.


Ta borobugaandhada, taasi waxa lagu xaliyaa in cida hawsha lihi markaaba qaybtooda war is gaadhsiintu ama Madaxda meedhaasi SHIR- JARAA'ID qabtaan oo waxa jira ka jaahil saaraan si war aan jirin u faafin.


Tusaalihii Markabka Ruushka hadaan tusaale uga soo qaadabo ta xakamaynta ku tidhi-tidhaalaynta, Madaxdoodu Ruushku markiiba Saxaafada ayey la hadleen oo sidii wax u jireen sheegeen iyaga oo cidna xidhin.


Aqoonta aan korodhsano."

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...