15 April Maalinta Dhirbeerista Qaranka JSL

0
Saturday April 16, 2022 - 11:45:11 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 580
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    15 April Maalinta Dhirbeerista Qaranka JSL

    Ha Baadbaado Dhulkeenuye dhirta aynu ku Beerno (Hal ku Dhega Sanadka.)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ha Baadbaado Dhulkeenuye dhirta aynu ku Beerno (Hal ku Dhega Sanadka.)

Xarunta Dhir kobcinta Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada ee Hargeisa waxaa Saaka lagu qabtay Munaasibada Dhir beerista Qaranka Oo ku Beegan 15 April Waxayna ku Beegantay maalin Jimce ah waxaana la xusay maanta oo Sabti ah oo ku Beegan 16 April.



Waxaana kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL Marwo Shukri x. Ismacil Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka Agaasime waaxeedyada iyo Shaqaalaha Wasaaradda.


Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Agaasimaha Guud ayaa Shacabka iyo Cidkasta oo Dhirtaasi soo Gaadho ugu Baaqay ilaaliyaan iyo Beerana.


Guud ahaan Gobolada dalka ayaa iyagana lagu qabnaayo Munaasibado loogu talo galay maalinta dhirbeerista Qaranka iyadoona Dhirtan Guud ahaanba laga Bixin Doono xarumaha Kala Duwan ee Dhir kobcinta Wasaaradda Ee Gobolada dalka oo Dhan


No description available.No description available.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...