Warbaahintu Waa Muraayadda Umaduhu Ku Arkaan Xadaaradooda Iyo Dhaqankooda

0
Saturday April 16, 2022 - 10:34:28 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 480
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbaahintu Waa Muraayadda Umaduhu Ku Arkaan Xadaaradooda Iyo Dhaqankooda

    W/Q: Xildhibaan Guuleed Warsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Xildhibaan Guuleed Warsame

Xildhibaan Guuleed Warsame oo ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland ayaa yidhi;

"Warbaahintu Waa Muraayadda Umaduhu Ku Arkaan Xadaaradooda Iyo Dhaqankooda

Warbaahinta Naajixa Ah Waa Ta Ku Hadasha Humuumta Iyo Baahiyaha Mujtamacooda..

Warbaahintu Waa :

Wadnahayaga Garaacmaya.

Waa Carabkeena Hadlaaya

Waa Ilaaliyaha Jiritaankayaga.


Wixi Khalad Dhacayba Waxaan Kabaraneynaa Casharo Wax Ku Ool Ah Oo Lagu Sixi Doono Waxyaabaha Naga Xumaaday.


Somaliland Waa Wadan Kudhisan Mabda’a Xoriyatal Qoolka Iyo Dimuqraadiyadda marnabana Laga Tanaasuli Maayo Tiirarkaa, Hogaanka Umadeenana Waxaan Hubaa inu Cidwalbaba Isagu Ugaga Lexejeclo Badanyahay Hirgalinta Mabaadi’adaa Asaasiga U Ah Jiritaanka Shacabkeena.


Waxaan ka Codsanayaa Madaxda Shuqulka Ku leh Arinka Saxafiyiinta In Lasii Daayo Wariyayaashaa Xaniban Oo xoriyadooda Loogu Soo Celiyo Dhakhso."

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...