Puntland oo Galmudug ku wareejisay gaadiid laga heystay

0
Saturday April 16, 2022 - 10:35:04 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 649
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo Galmudug ku wareejisay gaadiid laga heystay

    Gudoomiyaha Degmada Oo ay wahelinayaan , Odayaasha dhaqanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Degmada Oo ay wahelinayaan , Odayaasha dhaqanka



Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee Puntland Eng Maxamud Cabdinuur Aden oo gaaray Deegaanka Bacad-wayn ayaa u tagay si u kala wareeji Gaadiid mudooyinkii Dambe lagu kala haystay Magaalooyinka Caabud-waaq iyo Bacad-wayn .



Gudoomiyaha Degmada Oo ay wahelinayaan , Odayaasha dhaqanka , Ganacsato Gaadiid looga haysto Cabud-waaq iyo Gudoomiyaha Deeganka Bacadwayn ayaa ku wareejiyay Darawalkii waday gaariga lagu haystay Deeganka Bacadwayn ee Degmada Gaalkacyo , Madaaba si lamid ah Maamulka Galmudug , odayaasha dhaqanka ay iyaguna ku guulaysteen in ay siidaayen Gaariga kale ee Magalada Caabudwaaq horey lagu haystay .

 

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo Eng Maxamud Cabdinur Adan ayaa Odayaasha dhaqanka Uga Mahad-celiyay sida ay doorka muhiimka uga qateen arinta Gadiidkan lagu kala haystay Deeganada Ceebud-waaq iyo Bacadwayn .

Loading...
Loading...