Saxafiyiintii Hargaysa Ku Xidhnaa Oo La Horgeeyay Maxkamada

0
Saturday April 16, 2022 - 11:10:09 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saxafiyiintii Hargaysa Ku Xidhnaa Oo La Horgeeyay Maxkamada

    "Waxaanay xukuumadu xidhay iyagoo tabinaya is-rasaasayn ka dhacday jeelka wayn"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaanay xukuumadu xidhay iyagoo tabinaya is-rasaasayn ka dhacday jeelka wayn"

Hargaysa (HWN) Xukuumada Somaliland ayaa saaka maxkamada Gobolka Maroodi-jeex horgaysay Saxafiiyiin gaadhaya 12 saxafi oo todobaadkan xukuumadu xidhay iyagoo ku jira hawlahoogii shaqo.



Maxkamada ayaana suxufiyiintan ujartay shan cisho oo rumaan ah ( Xabsi ku siihayn).


Saxafiyiintan maanta la horkeenay Maxkamada ayaa maxkamad la’aan uxidhnaa saddexdii cidho ee la so dhaafay.


Waxaanay xukuumadu xidhay iyagoo tabinaya is-rasaasayn ka dhacday jeelka wayn ee Magaalada Hargaysa.


Wixii War Ah Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Wararkayaga Dambe.

Loading...
Loading...