Muxuu Yahay Dardaaranka Siyaasi Maxamuud Xaashi Ujeediyay Raga Siyaasada Ku Cusub?

0
Friday April 15, 2022 - 10:34:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu Yahay Dardaaranka Siyaasi Maxamuud Xaashi Ujeediyay Raga Siyaasada Ku Cusub?

    Allahayoow maxaa ka run badan murtida carbeed ee tidhaahda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allahayoow maxaa ka run badan murtida carbeed ee tidhaahda

Hargaysa (HWN) Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa raga Siyaasada kucusub usoo jeediyay dardaaran odaynimo, sida uu ku sheegay qoraal uu baahiyay oo uqornaa sidan:-

 

Waar hooy lafaha gura, xaragadana ha ka tegina.

Mihnada siyaasadda,  muhiim ma aha in aad yeelato qoodh iyo qurux badan. Balse,  waxaa muhiim ah in aad yeelato, qab iyo qiyam badan.



Sidaa darteed, waxaan leeyahay barbaarta ku cusub, badweynta iyo boodda jaradka siyaasadda, waar hooy waa la doogi ee yaan la dacaroon. Maandhayaal, waar hooy lafaha gura, oo xaragada haka tegina. Tani waa duurxul iyo dardaaran odaynimo.


Allahayoow maxaa ka run badan murtida carbeed ee tidhaahda:

لَيْسَالجَمَالبأَثْوابٍتُزَيِّنُنَا

إنالجمال جمال العلم والأدب

Maxamuud Xaashi.

Loading...
Loading...