Munaasabadda Dhaarinta Xildibaannada labada qal oo ka socota Muqdisho

0
Thursday April 14, 2022 - 14:26:05 in News by
  • Visits: 785
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasabadda Dhaarinta Xildibaannada labada qal oo ka socota Muqdisho

    Goobta dhaarinta ayaa waxaa ku sugan Ra'iisul Wasaaraa kuxigeenkiisa, in ka badan 300 oo Xildhibaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Goobta dhaarinta ayaa waxaa ku sugan Ra'iisul Wasaaraa kuxigeenkiisa, in ka badan 300 oo Xildhibaan

Xarunta teendhada Afisiyooni ee magaalada muqdisho ayaa waxaa goordhow ka billowday dhaarinta Xildhibaannada labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwooda qaatay Shahaadada Xildhibaannimo.


inta badan dhildhibaanada Labada Gole ee dowlada ayaa maanta xaadir ah kadib markii la xaliyay Tabashadii Maamulka KGS oo 75xildhibaan u diiday ka qayb galka dhaarinta maanta ah...




Goobta dhaarinta ayaa waxaa ku sugan Ra’iisul Wasaaraa kuxigeenkiisa, in ka badan 300 oo Xildhibaan oo labada Aqal ah, Siyaasiyiin iyo marti sharaf kale oo Xafladda lagu casuumay.

Loading...
Loading...