Golaha Wakiilada Oo Kukala Aragti Duwanaaday Xadhiga Saxafiyiinta

0
Thursday April 14, 2022 - 11:59:34 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada Oo Kukala Aragti Duwanaaday Xadhiga Saxafiyiinta

    "Tirada Saxafiyiinta Ilaa Hada ay Xukuumada Muuse Xabsiga Utaxaabtay"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Tirada Saxafiyiinta Ilaa Hada ay Xukuumada Muuse Xabsiga Utaxaabtay"

Hargaysa (HWN) Xildhibaano kawada tirsan golaha wakiilada somaliland ayaa ku kala aragti duwanaaday xadhiga wariyeyaasha Hargeisa shalay xukuumada Muuse Biixi ku xidhay

 

Xildhibaan Mustafe Khayreeye ayaa qaybta comment-ga uga jawaabay xildhibaan Xirsi oo bogiisa facebook ku amaanay ciidanka xili ay isla ciidanku 17 wariye shalay ku xidheen Hargaysa.



No description available.

Loading...
Loading...