Suxufiyad Naciima Cabdi Axmed oo sideed ilkood laga dhawaacay maanta

0
Thursday April 14, 2022 - 02:22:50 in News by Abdikadir Guled
  • Visits: 2449
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suxufiyad Naciima Cabdi Axmed oo sideed ilkood laga dhawaacay maanta

    suxuufiyad Niiciima Cabdi Axmed oo dhawaac afka ay ka gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland maanta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

suxuufiyad Niiciima Cabdi Axmed oo dhawaac afka ay ka gaadhsiiyeen ciidamada Somaliland maanta
Hargeysa (HWN) Wararka aanu ka heleyno dad goobjoogeyaal ah ayaa noo xaqiijiyay in weriyaashii maanta xabsiga la dhigay loo geystay jirdil baahsan.



Wariye Naciima Cabdi Axmed oo kamid ahayd wariyaashii saaka xabsiga loo Taxaabay ayaa xadhigii maanta dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen kuwaasi oo iskugu jira jugo meelo badan oo jidhka ah laga gaadhsiyay iyo 8 Ilig oo dhaqaaqay sida dhakhaatiirtu cadeeyen.


Bulsha weynta reer Somaliland ee meelwalba joogta ayaa aad uga xumaaday falkan lagu weeraray goobaha warbaahineed iyo suxufiyiinta hawshooda maalmeed gudanayay lagu weeraray

Niciima Cabdi iyo Sagal Mustafe ayaa kamid ah labada hablood ee la siidaayay oo ka mid ahaa 17 wariye oo saaka la xidhay.


No description available.
No description available.


Loading...
Loading...