Tirada Saxafiyiin Somaliland Xidhay Maanta Oo Gaadhay 9 Saxafi

0
Wednesday April 13, 2022 - 18:34:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tirada Saxafiyiin Somaliland Xidhay Maanta Oo Gaadhay 9 Saxafi

    Ururka Saxafiyiinta Somaliland oo ka hadlay saxfiyiintan xabisga loo taxaabay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Saxafiyiinta Somaliland oo ka hadlay saxfiyiintan xabisga loo taxaabay

Hargaysa (HWN) Tirada saxafiyiinta ay Xukuumada Somaliland maanta xidhay ayaa sii kordhaysa taasoo hada maraysa sagaal Saxafi.



Saxafiyiintan ayaa sababta lagu xidhay ay tahay kadib markii ay warar ka baahiyeen rasaas jeelka wayn ee Magaalada Hargaysa maanta ka dhacday.


Ururka Saxafiyiinta Somaliland oo ka hadlay saxfiyiintan xabisga loo taxaabay ayaa sheegay inay aad uga xunyihiin xadhiga Saxafiyiinta ee sii badanaya.


Taliyaha ciidanka Asluubta Somaliland oo ah ciidanka ilaaliya maxaabiista jeelasha ku xidhan oo warbaahinta la hadlay ayaa fariin hanjabaada udiray saxafiyiinta.

 

Loading...
Loading...