Somaliland Oo Xidhay Gabadh Sheegtay Hadal Ay Dhibsatay Xukuumadu

0
Wednesday April 13, 2022 - 11:37:46 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2200
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Xidhay Gabadh Sheegtay Hadal Ay Dhibsatay Xukuumadu

    "Xukuumadda ayaa hadalka gabadhan ka cadhootay Xabsiga ayaana la taxaabay."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Xukuumadda ayaa hadalka gabadhan ka cadhootay Xabsiga ayaana la taxaabay."

Hargaysa (HWN) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa goordhoweyd xabsiga u taxaabay Hibo Faysal, oo kamid ahayd qoysaskii hantidoodu ku gubatay dabkii ka kacay Suuqa Waaheen.



Hibo ayaa loo haysta hadalo ay warbaahinta ka sheegtay oo ahaa in Dalaayadihii lagu caawinayay dadka ay Boolisku ka qaadeen oo dib lacag uga siinayaan.


Waxaa kalo Hibo, warbaahinta ka sheegtay in aan dhibaatada Suuqa Waaheen waxba loo noqonaynin ee doorashadu xilligeedu ku dhacdo.


Xukuumadda ayaa hadalka gabadhan ka cadhootay Xabsiga ayaana la taxaabay.


Dadka qaar ayaa ku doodaya in xukuumadu ka coodhatay hadalka inanta eek u saabsan in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoonto

Loading...
Loading...