Siyaasadayse Suuqi Waaheene,Saatirkiin Ka Baqoo Salkaw Dhiga

0
Wednesday April 13, 2022 - 09:02:26 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 544
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasadayse Suuqi Waaheene,Saatirkiin Ka Baqoo Salkaw Dhiga

    W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdilahi Handuleh.

Bismilaahi Alraxmaan Alraxiim [A.S.C.W.R.W.B] Tu Khaas Ahna Bahda H/W Iyo Akhristayaasha.

 

Caalamkii inoogu soo gurmanayey masiibada SUUQA WAHEEN wax ka baqaya in afxumadeenu joojin doonto haddaan sidan wax laga bedelin.

 

Dad qaylinaya ood moodo inay ka soo horjeedaan GURMADKABA ayaa inagu jira.

 

Afsomaliga waa laynala yaqaana,dawladaha caalamka ee ina caawinayaa waxay ka shakiyayaan kuwan leh dawlada wax ha nooga dhiibina.

 

Dad ajaaniba ahoon islahaa qadiyada ka dhaadhici oo sii akawnayada ayaa igu jawaabay ma hubtaa waxanu bixinaa inay gaadhayaan dadkii dhibaataysnaa.

 

Haddaba wixi tegey tegye ha la dabaqabto hana laga joojiyo mediaha arrimah muranka keenay sida YAA dhisaya iyo YAA naqshadaynaya iyo wixii la mid ah.

 

Dadka siyaasad ka deyayayawna Allahiina ka yaaba oo u tudha ummadiina.

 

Alle hayna garansiiyo sidii roonn.

 

                        Ismail Abdilahi Handuleh.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...