Farmaajo" Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab"

0
Tuesday April 12, 2022 - 10:21:34 in News by
  • Visits: 734
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo" Hadii aan nahay wadaniyiin mideysan waan ka adkaan laheyn Al-Shabaab"

    Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ahaayeen kuwo la xurmeeyo oo ka tilmaamay dalalka Afrika siina horumari karaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ahaayeen kuwo la xurmeeyo oo ka tilmaamay dalalka Afrika siina horumari karaan

Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maanta khudbad ka jeediyay munaasabadda 62 sano guuradii kasoo wareegtay Aas’aask Ciidanka xoogga dalka ayaa ka hadlay dhismaha Ciianka xoogga dalka, horumainta lagu sameeyay & qorshaha xiga ee la dagaalanka Al-Shabaab.

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu sheegay in Ciidamada xoogga dalka ay ahaayeen kuwo la xurmeeyo oo ka tilmaamay dalalka Afrika siina horumari karaan Ciidamada hadii ay noqaan kuwo wadaniyiin ah oo laga saaro qabiil qabiil.



Waxaa uu tacsi u diray Saraakiisha iyo Ciidamadii u geeriyooday, iyaga oo dagaal kula jira Ururka Al-Shabaab, isaga oo caafimaad u rajeeyay kuwa ku dhaawacmay dagaalada.

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed aysan aheyn kuwo dad gar ah leeyihiin balse ay yihiin wadaniyiin, isla markaana ugu Shaqeyn doono si wadaniyad ah.

Loading...
Loading...