Waryihii Baahiyay Kiiskii Haweenayda Dhiigga Khaladka Ah Lagaga Shubay Cisbitaalka Gabiley Oo La Xidhay.

0
Monday April 11, 2022 - 17:42:23 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1295
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waryihii Baahiyay Kiiskii Haweenayda Dhiigga Khaladka Ah Lagaga Shubay Cisbitaalka Gabiley Oo La Xidhay.

    Dhawaan ayay ahayd Markii maamulka Cisbitalka Gabiley Wariyaha Ugu handadayeen In uu mar Uun soo Gali doono Cisbitalka .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhawaan ayay ahayd Markii maamulka Cisbitalka Gabiley Wariyaha Ugu handadayeen In uu mar Uun soo Gali doono Cisbitalka .

Hargaysa (HWN) Wariye Xamse Abdirashiid ayaa Xabsiga Loo Taxaabay Waxana xadhiga Wariye Amartay agaasimaha Cisbitalka Weyn ee Gabiley mar Aan isku daynay Inaan wax Ka waydiino xadhiga Saxafigani ay ka Gaabsatay .



Xamse Abdirashiid ayaa Ahaa Wariyihii duubay Kiiskii Naxdinta Ahaa Ee Ka Dhacay cisbitalka weyn ee Gabiley Kaasi Oo hooyo Umul ahayd Lagu shubay dhiig Qaldan  Kiiskaasi Oo muddo Kasoo Wareegtay.


Dhawaan ayay ahayd Markii maamulka Cisbitalka Gabiley Wariyaha Ugu handadayeen In uu mar Uun soo Gali doono Cisbitalka .


Source: Foore

Loading...
Loading...