" Kaftanka Caawa, Kaftanka Kor Haloo Qaado".

0
Monday April 11, 2022 - 09:55:32 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1296
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Kaftanka Caawa, Kaftanka Kor Haloo Qaado".

    Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje.

Niman yahow anigu si saraaxada baan isaga kaftamayaaye sadex qolo mid ba hal baan leeyahey

1- Qoladda garxajis waxaan leeyahey madaxwayne ayaynu doonaynaa , madaxwaynahana waxaynu u doonaynaa in aynu dadka xukunee kaftanka heer maayar kor uga qaada .



2- Qoladda habar awal waxaan leeyahy, ilmaadeerayaal waligiinba geeska Afrika idinkaa u tijaarsanaa , isaaqna aduun u ahaaye hadii la arko idinkoo ku kaftamaya sariibada waaheen waxaa la odhanayaa nimankii isaaq ma intay ictiraafka raadinayeen bay caydhoobeene idina kaftanka waaheen kor uga qaadda .


3- xukuumadana waxaan leeyahy, hadii aynu maraykan iyo dawladihii wawaynaa is baraney in maalin walba la arko wasiiradeenii oo sariibad ka hadlayaa waa inagu ceebe idina hadalka heer dawlad hoose kor uga qaada .


Ugu danbayn dawladaha , mucaaridka , muxaafidka iyo suuqa ba waa isla inagii uun kaftanka uun kor haloo qaado.


Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...