Xukuumada Mustafe Cagjar Oo Ka Hortimid Go'aan Quseeya Dhar Xirashada Dumarka Soomaalida

0
Monday April 11, 2022 - 09:17:35 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Mustafe Cagjar Oo Ka Hortimid Go'aan Quseeya Dhar Xirashada Dumarka Soomaalida

    "Marnaba gor-gortan kama galayno gafkan talaabada ku haboona waan kaqaadaynaa!"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Marnaba gor-gortan kama galayno gafkan talaabada ku haboona waan kaqaadaynaa!"

Xukuumada ayaa ka hadashay warqadii aan baahinay ee kasoo baxday wakaaallada korontada ee Jigjiga. Warqaddan wakaaladda kasoo baxday ayaa lagu sheegay in dumarka ka shaqaynaya xafiiska ay soo xidhaan saraawiil, oo aysan soo xiran dharka dhaqanka Soomaalida.

 

Wasiirka warfaafinta,Abdukadir Rashid oo warqadaas ka hadlayay ayaa yidhi:

 

"Warqadaas kasoo baxday xafiiska korontada ee laanta jigjiga waa warqad gaf ku ah dhaqanka, diinta iyo xuquuqda dadka soomaalida ah ujeedo siyaasadeedna laga leeyahay!Maanta ma ahan xilligi la is huwanaan jiray ee waa xilli uu dalka oo dhan ka jiro isbedel loo simanyahay:

 

"Marnaba gor-gortan kama galayno gafkan talaabada ku haboona waan kaqaadaynaa!" ; ayuu yidhi Abdiqadir Rashid.

 

Waxaan sugaynaa tallaabada ku haboon ee xukuumadu ka qaado shirkadda korontada oo hadal hayn iyo caro badan ka dhex dhalisay dadka

 

BBC


Loading...
Loading...