Waaheen Wax Ku Qaadad Weeyaane,Weynaha Ku Samrun Wixii Dhacay.

0
Sunday April 10, 2022 - 12:47:31 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 643
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waaheen Wax Ku Qaadad Weeyaane,Weynaha Ku Samrun Wixii Dhacay.

    W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXBMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]

 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

Waxaan si tiiraanyo leh uga soo tacsiyadaynaya dhamaan reer somalilan oon ka mid ahay.

Khasaarihii maaliyadeed iyo dhaawac dadba lahaayee inaga soo gaadhay dabkii

 [SUUQI WAAHEEN].



 INALILILAAH WA INALILAAHI RAAJACUUN.


Waxn intaas raacinaya in la iska ilaaliyo hadalada aan manta meel loo hayn ee ka baxsan arrinta inoo taala ee GURMADKA WAAHEEN.


 

WAAGII BERYAYA WAYAHIISA WATOON,


WADKA IYO LAMA BAAJO WAX YEELDA,


WAX SHEEG IYO WAANADAAD DIIDEEN,


WADADA XIDHATEN WADEECO DHASHE,


WAAHEEN WAX KU QAADAD WEEYAAN,


WATASAY WADHATADII WARAAQAYSE,


WAAXIDBA BUUXIN WEELASHI MADHAN,


WEYNAHA QADARKIISA MA WABIN KARE,


WERWEIYO ISKA JIRA WALAAC BADANO,


WAKHTIGAN ADAG SAMIRKA WEHESHADA,


        ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...