Warqad furan ku socota Madaxwaynaha Qaranka

0
Sunday April 10, 2022 - 12:41:44 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 693
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warqad furan ku socota Madaxwaynaha Qaranka

    Gudoomiayha World society forum

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiayha World society forum

Madaxwayne Ma ogsoontahay in ahay diplomaasi Siyaasada arimaha Dibada Somaliland ka shaqaynayey mudo kudhawaad ah 14 sano   oo ay soo mareen marxalado kala duwan ,la qabyaaladeeyey , la icunaqabateyey , la imusuqmaasuaqay ,markii danbana ku waalid belay , ku reer belay ,ku duni belay , gurigaygii dartii uburburay ,balse ka doorbiday sidii Dadkiisu ay ugu naloon lahayeen fursadihii isagu uu wayey balse in dadkiisu ay ka faaidaystaan ,Waxaaan Wassarada arimaa Dibada ka dhiagay hooyga aduunka laga xukumo ,



Waxaan ku guuleeystay kadib markii aan gudoomiye ka noqday Wolrd soecty Forum in dhiso

         Xidhiidhka aduunka iyo Somaliland

         Basporka somaliland Aduunka meel walba lagu tagi karo .

         In waxbarasho dibadeed la helikaro .

         In shaqooyin dadka reer somalialnd ka qabna karaan caalmaka meeshay donaan.

         In gaacsiga somaliland meelwalba caamlka loodhoofinkaro .

         In Suuqa xoolaha loofuro wadamada caalmaka .

         In Wada shaqaynta caalmaka iyo somaliland ay tahay ta ugu muhiimsan .


Hadaba ninkayga intaas qabtay somaliland maxay ugu abaal celisay

Burbfurinta Mustaqbalkaygii iyo kii dadkayga oo ay dabar gooysay xukuumadihii kala danbeeyey.

Caadifad qabyaaladaysan oo ciil qabta meel walba joogta oo dbargooynta beesha aan ka dhashay ah .


Anigu aan iska baro manta mudane madaxwayne waxaan ahay aqoonyahan waliba afrta nine e aduunka maamul ah gudoomiyena ka ah World Soxety forum oo ah xarun ay ku midaysan yihiin bulshooyinka caalmaka .

Qadiyada soomaliland igala shaqeeyey meelwalba ooay joogaan .


Waligeed abidf may dhicin qof shaqaale ah ama muwaadin dalkiisa heerkaas gaadhsiyey siyaasada arimaha dibada iyo xidhiidhka bulshada caalamka .


Maanta somalialnd qof og baa og sida ay dunid aku tahay , Maantase madaxwaynahayga aan jecelahay iyo shacabigayga aan dhigooda leeyahayba waxaan waxaan jecelahay in suaale waydiiyo jawaabtuna waa hagiina .


Suaashu

Awoodii aan shalay ku dhisay ,waxaaso dhan manta ma leeyahay in aan ku burburiyo .

Jawaabtu waa hagiina .


Yaase faaiido ugu jirtaa xidhiidhka aan ku walid belay , ku reer belay , ku tol beel ku wahel belay ku saxiib belay.?

 

Waad mahadsanthiin

Garyaqaan Mohamed Rajab

Gudoomiayaha world society forum  0634416899

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...