Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maalinkii 7-aad wadda Shihaado Siinta Xildhibaanada

0
Saturday April 09, 2022 - 15:08:40 in News by
  • Visits: 738
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maalinkii 7-aad wadda Shihaado Siinta Xildhibaanada

    Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan iyo inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan iyo inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada

Waxaa saaka Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay Xildhibaanada hoos ku qoran:


1. Farhan Ali Mohamoud AS#10
2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03
3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094



Guddiga hirgalinta doorashooyinta ee Heer Federaal ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo Xildhibaan ay qaateen Shihaadada ilaa hadda.


Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan iyo inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada

Loading...
Loading...