Midowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay go'aankii dalka looga eryay Madeira

0
Saturday April 09, 2022 - 09:43:41 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 599
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Midowga Musharaxiinta oo soo dhaweeyay go'aankii dalka looga eryay Madeira

    Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa horay u sheegay in ay ka gudbiyeen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa horay u sheegay in ay ka gudbiyeen


Golaha Midowga Musharaxiinta wuxuu soo dhoweynayay go’aanka ka soo baxay xafiiska Raysalwasaare Maxamed Xuseen Rooble oo looga dalbay in uu dalka muddo 48 saac ah uga baxo Danjire Francisco Madeira oo ahaa ergayga gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika.


Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa horay u sheegay in ay ka gudbiyeen dacwado kala duwan Danjiraha maadaama uu wada shaqeyn gaar ah uu danaha Farmaajo u fulin jiray.




Loading...
Loading...