Urur $1.5 Milyan Ku Wareejay Gudida Dib Udhiska Suuqa Waaheen

0
Friday April 08, 2022 - 15:32:07 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 3004
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Urur $1.5 Milyan Ku Wareejay Gudida Dib Udhiska Suuqa Waaheen

    "Waxaanu Ku Wareejinay Deeq Lacageed Oo Dhan $1.5 million Dollar"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Waxaanu Ku Wareejinay Deeq Lacageed Oo Dhan $1.5 million Dollar"

Hargaysa (HWN) Ururka Dawladaha Hoose ee Somaliland ee ALGASL oo guddida dibu dhiska Suuqa Waaheen ku wareejiyey 1.5 million oo dollar



"Waxaanu Booqanay Suuqa Waaheen Ee Caasimada Hargeisa Ee Malmihii La Soo Dhaaftay Khasaaraha Dabka Xoogan Ka Dhashay Ururka Dawladaha Hoose Ee Somaliland ALGASL.


Waxaanu Ku Wareejinay Deeq Lacageed Oo Dhan $1.5 million Dollar, Oo Ay Kaga Qayb Qaadanayaan  Masiibadii Ka Dhacday Suuqa Waaheen  Gudidda Tabarucaadka Suuqa Waaheen."...Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin

Loading...
Loading...