Ujeedada Shir Xisbiga Waddani Saaka Uu Ku Yeeshay Hargaysa

0
Wednesday April 06, 2022 - 08:59:17 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 1126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Shir Xisbiga Waddani Saaka Uu Ku Yeeshay Hargaysa

    "Kulankan ayaa lagaga hadlay qorshaha Xisbiga ee saamaynta ka dhalatay masiibadi..."

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Kulankan ayaa lagaga hadlay qorshaha Xisbiga ee saamaynta ka dhalatay masiibadi..."

Hargaysa (HWN) Shirka Guddida Fulinta ee Xisbiga WADDANI ayaa maanta ka qabsoomay Xarunta Dhexe ee Xisbiga.

 

Kulankan ayaa lagaga hadlay qorshaha Xisbiga ee saamaynta ka dhalatay masiibadii ka dhacday suuqa weyn ee Waaheen ee magaalada Hargeysa ee dabku baabi’iyay.

 

Geesta kalena Musharraxa Madaxweyne Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro iyo Guddoomiyaha Xisbiga Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Guddida Fulinta uga xog-warramay xaaladda guud ee dalka iyo safar ay muddo ku joogeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo ay kulamo kula yeesheen wakiillada Beesha Caalamka ee taageerta doorashooyinka Somaliland.


Loading...
Loading...