Dadban Doorashada Xamar, La Ducduucayuun Weli, Dhaaftay Labadiraacoode, Diin Miyaa U Soo Sida.

0
Tuesday April 05, 2022 - 10:19:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadban Doorashada Xamar, La Ducduucayuun Weli, Dhaaftay Labadiraacoode, Diin Miyaa U Soo Sida.

    W/Q: Ismail Abdillaahi Handuleh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Ismail Abdillaahi Handuleh.

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM [A.S.C.W.R.W.B]


 TU KHAAS AHNA BAHDA H/W IYO AKHRISTAYAASHA.

 

DUULAY DHAQANKU DOORTEENO,DAALIMINI BADANA,



DIBADA QAAR KA YIMIDON DALKABA,DIIDANBA JIRA,


DAR LA SOO DIRSADAYO,DAWLADO U SHAQEEYOO,


DABA DHILIFYADA JIRA,DALKODA LOO ADEEGSADO,


DAR QABYAALAD LAGU SOO DIRO,DAYACINI BADANA,


DULMI QAAR SAMEEYO DENBIYAAL,U YAALAANOON,


DADKU DOONAHAYNO,DIIDNAY AAN LA ODHAN KARIN,


DAADAHAYN MINXIISKIYO,DUUDUUB KU SOO GALAY,


DOOLARKAW HADLAAYEE,DOQONO FIICANBA YIMID,


DUUKAAD URURSATEENIYO,DAAWADA MAQAMKODA,


DAWLADAY U CODEEYAAN,DOORKANAYNU EEGNAA,


KA DAR DIBI DHAL WEEYAN,WAXA DIBU DHIGAYSAN,


DUNIDINA OGAATAYOO,DURBABA DAWLADAA DUDAY.


                            ISMAIL ABDILLAAHI HANDULEH.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...