18 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

0
Monday April 04, 2022 - 17:47:34 in News by
  • Visits: 806
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    18 Mudane oo Maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

    Guddiga ayaa Maanta waxaa ay shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga guddoonsiyay 18 Xildhibaan oo isugu jira Aqalka Sare & Golaha Shacabka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga ayaa Maanta waxaa ay shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga guddoonsiyay 18 Xildhibaan oo isugu jira Aqalka Sare & Golaha Shacabka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin....

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa Maalintii Saddexaad waxaa ay Shahaadada rasmiga ah ee Xildhibaannimo guddoonsiiyeen Xildhibaano katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya eek u sugan Magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa Maanta waxaa ay shahaadada Xildhibaannimo iyo kaararka Aqoonsiga guddoonsiyay 18 Xildhibaan oo isugu jira Aqalka Sare & Golaha Shacabka, waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.



  1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
  2. Hassan Idow Mohamed AS#22
  3. Nor Mohamed Gedi AS#18
  4. Abdiwahab Abdi Omar GSH#270
  5. Mohamud Abdullahi Ahmed GSH#006
  6. Yusuf Ibrahim Afrah GSH#033

7 Abdullahi Mohamed Ali (Sanbaloolshe) GSH#058

  1. Malik Ibrahim Abdalla GSH#66
  2. Ifrah Mohamed Awed GSH#037
  3. Abdillahi Bidhan Warsame GSH#235
  4. Abdirahman Mohamed Mohamud (Faroole) AS#46
  5. Fardowsa Osman Egal HOP#232
  6. Saredo Mogamud Hassan (Jeyte) AS54
  7. Deqo Hassan Hussein AS#43
  8. Maxamed Deeq Barre Cumar GSH008
  9. Abdisamad Yusuf Mohamed UH#52
  10. Mohamed Bashiir Ali GSH#083

Ugu dambeyn Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa u mahad celiyay Xildhibaanadii Labada Aqal ee Saddexdii Maalmood ee la soo dhaafay ilaaliyey waqtiga, waxiyaga oo ku booriyay Xildhibaanada aan wali qaadan inay dhowraan Jadwalka dhammeystirka Doorashada, yimaaddaanna Xarunta Guddiga FEIT ee Airport Hotel.

 
Loading...
Loading...