Maanta Wa Lagu Ruqseeye Ha U Adegin Muu Odhane Naftiisuu U Huray

0
Monday April 04, 2022 - 12:53:04 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1156
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanta Wa Lagu Ruqseeye Ha U Adegin Muu Odhane Naftiisuu U Huray

    "Bulshadiisa waxaanu muddo 20 sacaadood oo uu naftiisa u huray"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Bulshadiisa waxaanu muddo 20 sacaadood oo uu naftiisa u huray"

Abdi Hakim M Soofe  (Abu Walad) waxaa ka tirsanaan jirey ciidankii Dabdamiska dufcadii ugu horaysay

 

Waxaana  muddo 3 sano ka hor la ruqseeyay xalay markii uu dhacay masiibadii dabka aya waxa uu u baxay si uu bulshadiisa u badbaadiyo oo uu dhaqada dhankiisa qabto waxa uu ka hawl galay samato bixinta

 

Bulshadiisa waxaanu muddo 20 sacaadood oo uu naftiisa u huray si uu bulshadiisa u badbaadiyo waxaan alle kaaga baryaynayna inu miisanka xasanaadka kugu darro

 

Taliyaha ciidanka dabdamiska waxaan ka codsanaynaa in uu askariga hore arrintiisa hoos u eego sida qiimaha badan ee uu isu xilqaamay


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...