Somalilantu Mxay Goysaa?

0
Wednesday March 30, 2022 - 10:27:58 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Somalilantu Mxay Goysaa?

    W/Q: Khalid Mohamed.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Khalid Mohamed.

horta yaa is waydiiyay su'aashaas ah somalilandtu maxay goysaa kol hadii waxyaabahan hadda gudaha somaliland ay ka dhacayaan waxyaabo ah tacab khasaar dibna u celinaya horu socod kii iyo jihadii ay u socotay somalilandtu.

 

Somalilandtu hadaba maxay qoysaa hadii wiilka uu dhalay madaxwayne biixi uu wiilkiisu hargysa ka samaystay shubto ku af duubta dadka rayidka ah iyo saxafiyiinga isla gudaha hargaysa  laguma magacaabi karo sirdoone waa sirdoon leexsan oo halaabay kana amar qaarta meelo gaar ah.

 

Somaliland tu maxay goysa hadii marka qof madax ah la dhaliilo oo qaranka shaqo u haya ay soo kacayso jufadiisu oo ay dhaliishii ka difaacayso halka ay ahayd in uu isagu is difaaco fakaca jiraa ah qabiil qaran difaacaya.

 

Somalilandtu maxy goysaa hadiiba qofka runta sheega ee wixii dhaliilaa xukuumada usoo jeediya la xidhayo alana odhanayo ha hadlin.



W/Q: Khalid Mohamed.

[email protected]

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...