Dalkay Hadduu Tashaday Maxaa Loo Daba socdaa,? Somaliland Guul.

0
Monday March 28, 2022 - 15:38:39 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dalkay Hadduu Tashaday Maxaa Loo Daba socdaa,? Somaliland Guul.

    W/Q:Hamse riiraash

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q:Hamse riiraash

Waxa layaableh in qadiyadu dhaaftay xaynadaabka kana gudubtay xuduudaha iyada oo marasa meeshii ugu sarreysay.

 

Somalilanda maanta tashatay  samaysatay nidaam kaste iyo shuruud kaste oo sumad u ah dawladnimada.

Mudo ku dhow soddon sannana  war kahayn shuqul ku lahayn  xataa ayna ogaynba dalkii ay kala soo laabAtay kow iyo sagaashankii mar labaad xornimadoodii ka luntay lixdankii.

 

Oo ayn isku siyaasad iyo isku hab toona ahayn halkii ay somaliland mar mar ka danbaysay hadhsanaysay midhihii halganka iyo ayaamihii qadhaadha ee horeeyey.

 

Somaliland qabsatay wax weyn ee xilligan iyo wakhti muuse marasa meeshii ugu wacnaydee taas oo kor loo qaaday qadiyada somaliland oo maalinuun helli doonta aqoonsigooda.

 

Wataa hargaysa hadhkeeda laga xiiso dhacayn xukuumadda muusana suuragAlisay guul kaste oo ay maanta hore ugu socoto.

 

Dooroshadii ugu wanaagsan abid taa oo muuse ku suntahay hirgalinteeda ayuu mooge wadaa dhabadii saxda wax qabadka iyo dadaalada horkaleh ee iftiiminta caasimada umadda somaliland.

 

Somaliland haday tashaday maxaa loo daba socdaa guul.

Hamse riiraash

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...