RW Rooble oo Amaro kusoo Rogay Laamaha Amniga.

0
Sunday March 27, 2022 - 17:40:20 in News by
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo Amaro kusoo Rogay Laamaha Amniga.

    Taliyeyaasha Hay'adaha Amniga dalka iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa Ra'iisul Wasaaraha ay warbixin ka siiyeen xaaladda Amni ee dalka iyo dhacdooyinkii uu dambeeyay ee dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyeyaasha Hay'adaha Amniga dalka iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa Ra'iisul Wasaaraha ay warbixin ka siiyeen xaaladda Amni ee dalka iyo dhacdooyinkii uu dambeeyay ee dhacay.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada muqdisho kulan kula yeeshay madaxda ugu sarreysa hay’adaha amniga dalka iyo Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM.

Taliyeyaasha Hay’adaha Amniga dalka iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM ayaa waxaa Ra’iisul Wasaaraha ay warbixin ka siiyeen xaaladda Amni ee dalka iyo dhacdooyinkii uu dambeeyay ee dhacay.



Ra;iisul Wasaaraha ayaa faray in baaritaan rasmi ah lagu sameeyo weerarradii argagixiso ee u dambeeyay ee ka kala dhacay muqdisho & Beledweyne iyo dardar gelinta howlaha amniga doorashooyinka & guud ahaan dalka.

Shalay ayay aheyd markii Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo uu kulan la qaatay Saraakiisha Hay’adaha Amniga, isaga oo kala hadlay weeraradii dhimashada sababay ee ka dhacay Muqdisho & Beledweyne.

 
RW Rooble oo hay’adaha Amniga faray baaritaanka weerarradii muqdisho & Beledweyne

 
Loading...
Loading...